Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Gaadhay magaaladda Ceerigaabo Iyo Kulamo uu La Qaatay Dadka Deegaanka

Ceerigaabo – (warsoor) – Gudoomiyaha Xisbig UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo caawa Ku soo hoyday Magaalada Ceerigaabo, isla markiibana Kulan tacsi ah la qaatay eheladii ay dadku kaga dhinteen shaqaaqadii Deegaanka ceeryaan ee Gobolka Sanaag.

Gudoomiye Faysal ayaa caawa ilaa barri shirar la yeelan doona dhinacyadda isku haya deegaanka Ceel-afweyne, waxaanu isku dayi doonaa inuu gacan ka geysto sidii colaada deegaanka loo soo afjari lahaa.

????????????????????????????????????

 

This post is also available in: Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published.

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share via
Copy link
Powered by Social Snap