Hargeysa – (warsoor) – Xisbiga mucaaridka ah ee waddani ayaa xafiis cusub ka furtay xaafadda 31 May ee magaaladda Hargeysa. Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro ayaa xafiiskaasi cusub khudbad ka jeediyey.
Halkan ka daawo khudbaddii guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro:
This post is also available in:
Somali