Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo Ka Hadlay Xafladda Dhagax Dhig Riiga Bali-mataan

Hargeysa โ€“ (warsoor) โ€“ Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay munaasibadda maanta xadhiga lagaga jaray riig cusub oo qodistiisa laga bilaabay degmadda Bali-mataan ee galbeedka magaaladda Hargeysa.

Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in dhibaatadda dalka ka jirtaa ay tahay qorsho laโ€™aanta dawladda aanay ka lahayn dhismaha kaabayaasha iyo bulshadda Somaliland oo ah bulshadda deegaanadda u tagta si teel teel ah taasina ay keenayso in aan baahiyaha aasaasiga ah aanay dawladdu wadda dabooli Karin.

Halkan ka daawo khudbadda guddoomiyaha UCID:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.