Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo Dalka Ku Soo Laabatay Kana Hadlay Xukuumadda

Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID eng. Faysal Cali Waraabe ayaa maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyey dalka ka dib markii uu ka soo laabtay safar uu ku joogay dalka Belgium.

Guddoomiy Faysal ayaa sheegay hadlay sooyaalkee taariikheed iyo wixii soo kala maray xukuumadihii hore.

Eng. Faysal ayaa sidoo hadlay kulankii uu la yeeshay Raiisal Wasaaraha Soomaaliya iyo sababta kulankaasi ku yimid.

Guddoomiye Faysal ayaa sidoo kale ka hadlay hadalo xukuumadda iyo xildhibaano muxaafidka ahi ay ku dureen kulankii uu la yeeshay Raiisal wasaaraha Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO KHUDBADDII GUDDOOMIYE FAYSAL:

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.