Guddoomiyaha KULMIYE iyo weftigii uu hoggaaminayey oo dalka ku soo laabtay

Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha KULMIYE Muuse Biixi iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa Arbacadan dalka ku soo laabtay kadib socdaal qaatay toddoba maalmood oo ay booqasho rasmi ah ku joogeen dalka Kenya.

Halkan ka daawo wixii guddoomiye muuse iyo weftigiisa uga soo qabsoomay:

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.