Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS oo sheegay in Mooshinkii laga soo gudbiyey Madaxweynaha JFS uu Jabay

Muqdisho (warsoor)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Maxamed Mursal ย Sheikh C/raxmaan ayaa wareegto uu caawa soo saaray ku sheegay in mooshinkii xil ka qaadista ee laga soo gudbiyey Madaxweynaha JFS Sagaalkii bishaan uu Jabay.

Halkaan ka Akhriso Wareegtada:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.