Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo muddo kordhin u sameeyay baarlamaanka maamulkaas

Galmudug – (warsoor) – Guddoomiyaha Barlamaanka Dowlad  Goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir oo maanta Warbaahinta shir jaraa’id ugu qabtay magalaada Muqdisho ayaa shegay in muddo 45 cisho uu ugu kordhiyay  Xildhibanada mamulka Galmudug, isagoo tilmamay in uu soo dhamaday fasixii ay horey u heysteen.

Cali Gacal Casir ayaa intaas ku daray in sababaha uu waqtiga ay ugu kordhiyay ay tahay in dalka hadda uu galayo marxalad doorasho iyo abaaraha ka jira deegaanada Mamulka Galmudug sababtaasna ay tahay in uu mudho kordhin u sameeyo mudanayaasha sida uu qabo dastuurka Mamulkaasi.

Guddomiya Baarlamaanka Galmudug ayaa sidoo kale Xildhibanada iyo qeybaha kala duwan ee mamulka Galmudug ugu baaqay in kaalin muuqata ay ka qaataan sidii dadka ay abaaruhu sameyeen loo samatabixi lahaa.

Xigasho: SONNA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.