Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee JSL kulan la qaatay Guddoomiyaha Baanka Ganacsiga Ethioipa

ITOOBIYA – (WARSOOR) – Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee JSL, Mudane Cali Cabdilaahi Daahir oo safar shaqo ku jooga dalka Ethiopia ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Baanka Ganacsiga Ethioipa ‘(Commercial Bank of Ethiopia), Dr Abie Sano Mohamed.

Kulankan oo ujeeddasiisu ahayd sii xoojinta xidhiidhka wada shaqaynayd ee ka dhaxeeya Baanka Dhexe ee JSL, iyo Commercial Bank of Ethiopia ayaa ku dhamaaday isfaham.

Dhinaca kale, inta uu Joogo Guddoomiyahu Wadanka Ethiopia waxaa kale oo uu kulmo la yeelan doonaa qaar ka mid Haayaddaha Maaliyaddeed ee dalkaasi.