Muqdisho – (warsoor) – Guddigii loo xil-saaray qaban qaabada doorashada guddoomiyaha guddiga FEIT ayaa shaaciyay xilliga ay dhacayso doorashada guddoomiyaha guddiga hergalinta doorashooyinka heer Fadaraal.

This post is also available in:
Somali