Hargeysa – (warsoor) – Guddida ka soo kabashadda Abaaraha ee heer Qaran ee Somaliland ayaa lacago taakulayn ah oo ay ugu deeqdeen gobolka Gabiley iyo Jaaliyadda Somaliland ee ku nool wadda galbeed ay soo gaadhsiiyeen lacag.
Halkan ka daawo xubno guddida ka mid iyo wasiirka qorshaynta qaranka oo ka hadlay lacagtan la soo gaadhsiiyey guddida iyo cadadkeeda:
This post is also available in:
Somali