Hargeysa – (warsoor) – Guddida Joogtadda ee Golaha wakiiladda Somaliland ayaa fadhi gaar ah la yeeahay Guddoomiyaha Baanka dhexe.
Guddidda ayaa guddoomiyaha ka xogwaraystaya hawlaha baanka iyo shaqooyinkii u qabsoomay guddoomiyaha Baanka oo ay dhawaan goluhu ansixiyeen.
Halkan ka daawo warkan oo aan ke helay Somali Cable:
This post is also available in:
Somali