Golaha Wakiiladda Somaliland oo Taageeray Xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan

Hargeysa – (warsoor) – Guddida arrimaha dibada ee golaha wakiillada Somaliland, ayaa mudanayaasha golaha wakiillada u soo jeediyay xidhiidhka cusub ee u bilaabmay Somaliland iyo Taiwan.

Go’aankani lagu taageerayo xidhiidhka labada waddan ayaa ku soo beegmaya xili ay siwada jira dhawaan xadhiga uga wada jareen safaaradihi ay Somaliland iyo Taiwan is dhaafsadeen.

Halkan ka daawo warka golaha wakiiladda: