Golaha wakiilada somaliland oo cod gacan-taag ah ku Ansixiyey Qodobka 56aad ee Xeerka Caymiska Shirkadaha

HARGEYSA – (WARSOOR) – Golaha wakiilada somaliland ayaa cod gacan-taag ah ku ansixiyey qodobka 56aad ee xeerka caymiska shirkadaha.

Qodobkan ayaa ka mid ah qodobada ugu hadal-haynta badan ee xeerkan ku jiray.

Codaynta qodobkan waxa ay u dhacday sidan:
golaha waxa fadhiyey 49
Ogolaaday…. 25
Diiday…… 18
Aamusay….5

Gudoomiyuhuna muu codayn.

F.G: Qofka ka dhiman tirada ee 49aad waa gudoomiyaha oo aan codayn.

Fahad karie