Golaha shacabka Soomaaliya oo ka doodaya sharciyo muhim ah

Muqdisho – (warsoor) – Kulankii 16-aad Kalfadhiga 7-aad, ayaa ka socda  Xarunta KMG ah ee Golaha Shacabka iyada oo lagu ansixin doono sharcyo muhim u ah dalka.

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha shacabka C/weli Sheekh Ibraahim Muudeey  ayaa ku sheegay xilidhibaanadda soo xaadiray kullanka  142 Xildhibaan.

Guddiga arrimaha gudaha maamulada gobolada iyo amniga ee golaha shacabka ayaa akhrinta labaad mariyay wax ka bedelka sharciga axsaabta. Dalka.