Gobolka Hawd Oo Deeq Xoolo Nool Ah Ugu Deeqay Ciidanka Qaranka Somaliland ee Jiida Hore

Hargeysa – (warsoor) – Badhasaabka Gobolka Hawd Oo Ay Weheliyaan Maayorada Degmooyinka Gobolkaasi Hawd ayaa Deeq Xoolo Nool Ah Oo Bulshada Gobolka Hawd Ugu Deeqday Ciidanka Qaranka Jiida Hore ku Wareejiyey Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland

 

Halkanย  ka Daawo Muuqaalka Warkan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.