Faa’iidada ay Leedahay Qof oo Ishii Ka Ilaaliya Xumaanta

Islaamka – (warsoor) – Sheekh Maxamed Cumar oo kalmad ka jeediyey goob xaflad ah ayaa ka hadlay faa’iidada ay leedhaay qof oo ishii ka ilaaliya xumaanta, waxaanu sheekhu soo qaatay addilo dhawr ah oo isugu jiray aayadda quraan ah oo ilaahay raga iyo dumarkaba mida si gaar ah uga digay isha oo lagu eego xumaanta iyo wax Ilaahay qof ka reebay.

Halkan ka daawo muqaalka kalmadda sheekh Dirir:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.