Duqeyn lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsanaa Al-Shabaab

Muqdisho – (WARSOOR) – Ciidanka Xoogga Dalka oo kaa shanaya Saaxiibadooda Caalamka ayaa ku guuleeystay inay duqeeyn dhinaca cirka ku burburiyaan Saldhigii nabadiidka Al-shabaab ay ku lahayeenย  Hareeri-gubadle oo qiyaastii 20 Km dhinaca bari kaga beegan deegaanka Wabxo ee Gobolka Galgaduud.

In ka badan 200 oo Maleeshiyaad ah iyo Horjogayaal ka tirsan Nabad-diidka ayaa lagu dilay weerarka Duqeynta ah.

Weerarka Duqeynta ayaa dhacay  17:30 Pm Maqribnimo ee xalay, kaas oo lala beegsaday argagixisada.