DR. Gaboose oo Ka Fadhiisanaya Shaqadda Dhakhtarnimada iyo Siyaasadda

HARGEYSA – (WARSOOR) – DR. Maxamed Cabdi Gaboose oo maanta xaruntiisa Haldoor ku qabtay shir jaraa’id ayaa shaaca ka qaaday inuu ka fadhiisanaayo shaqadda dhakhtarnimada iyo Siyaasadda.

Dhakhtar ayaa sheegay inu mihnaddan ku soo jiray muddno nus qarni ah sidaasi daraadeedna uu hadda wixii ka dambeeyey u go’ayo barashada diinta, arimaha samafalka iyo daryeelka ubadkiisa.

Halkan ka daawo shirkiisa jaraa’id oo aanu ka soo xiganay HCTV: