Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay murashax-nimada Mukhtaar Rooboow

Muqdisho – (warsoor) – Wasaaradda amniga gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka joojisay inuu xilka Madaxtinimo ee maamul Goboleedka Koofur galbeed isu soo sharraxo, Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali (Abuu-Mansuur), markii uu Shalay ku dhawaaqay inuu u tartamayo xilka Madaxweyne-nimo ee K/G Soomaaliya.

Qaoraalka ay Murashaxnimada Sheekh Rooboow kasoo saartay Wasaaradda amniga ee Soomaaliya ayaa waxa uu u qornaa sidan:-

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.