Diblumaasiyiin Mareykan ah oo telfoonnadooda la Jabsaday

Ugu yaraan sagaal telefoon oo ah kuwa ay soo saarto shirkadda Apple Inc ee iPhone-ka oo ay leeyihiin qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa loo dusay, sida ay xaqiijiyeen afar qof oo arrintaan wax ka og.

Qof aanan la garaneyn oo adeegsaday aalad lagu jabsado kambuyuutarrada iyo telefoonnada oo ay soo sameysay shirkadda NSO ee fadhigeedu yahay Israel ayaa la sheegayaa inuu falkaasi ka danbeeyo.

This post is also available in: Somali

Share via
Copy link
Powered by Social Snap