Dahabshil Company Daarasalaam Bank
Published On: Sun, May 19th, 2019

Deg Deg Wasiirka Cadaalada JSL Oo Hada Gaadhay Degmada Badhan

Badhan – (warsoor) – Wafti uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda cadaalada JSL ayaa gaadhay degmada Badha

n ee gobolka Badhan halkaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyey, wasiirka iyo waftigiisa ayaa markii ay soo gaadheen degmada Badhan waxay salaan sharaf ka qaateen cutubyo ka tirsan ciidanka qaranka JSL ee ku sugan degmada Badhan, iyo qaybo ka mid ah bulshada.
Geesta kale waa markii ugu horaysay ee tan iyo xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi la doorto uu wasiir ka tirsan xukuumadiisu soo gaadho degmada Badhan ee gobolka Badhan.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>