Dawlada hoose Hargayasa oo Diwaan galinta tagaasida dadweynaha ka bilawday madaarka

Hargaysa – (warsoor) – Dawlada Hoose ee Hargaysa ayaa qorshe ay ku diwaangalinayso Tagaasida Dadweynaha ee Caasimada ka bilawday taagsida ka adeega Madaaraka Cigaal International Airport, Masuuliyiinta Madaarkaas iyo Wasaarada Duulista ayaa ku gacan siiyey Maamulka Dawlada Hoose in ay qorsahan ku bilaaban Shirikada iskaashatada Madaarka ee Ayaan Airport Taxi, Masuuliyiinta Shirkadaas ayaa iyaguna soo dhaweeyay dhankooda arintan, Taliska Ciidanka Wadooyinka Somaliland ayaa isna ku garab istaagay qorshahan Dawlada Hoose ee Hargaysa, Muulqaal Dhamaystran oo ku saabsan amuurtaasi ka daawo hoos.

Dhanka kale Shirkada Ayaan Taxi Airport Ayaa soo bandhigtay Dirays Cusub oo ay yeelan doonaan Dareewaliinta Tagaasidu.

Halkan ka daawo warkan:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.