Hargeysa – (warsoor) —Dalladda Dhalinyaradda ee SONYO iyo ha’yadda GAME ayaa Daah furay barnaamij ciyaaraha ah oo kor loogu qaadayo ciyaaraha iyo isdhexgalka dhalinyaradda. Barnaamijkan oo ah mid tijaabo ah waxa uu socon doonaa muddo kooban.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA:
This post is also available in:
Somali