DAAWO: Somaliland oo markii ugu horraysay laga hirgaliyay Warshad lagu farsameeyo Hilibka Digaagga

Hargeysa – (warsoor) – Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ayaa waxaa markii ugu horraysay laga hirgaliyay warshad laga soo saaro hilibka digaaga, iyadoo wakhtiyadii hore hilibka digaaga laga keeni jiray dalka dibaddiisa. Arrintan ayaa lagu sheegay in looga maarmi doono hilibkii digaaga ee dalka dibaddiisa laga keeni jiray.

Halkan ka daawo warbixintan oo aanu ka soo xiganay Channelka Khaalid Foodhadhi:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.