Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ee dalka UK Mujaahid Xuseen Aadan Cadde, ayaa dhalliilo xooggan u soo jeediyey Xisbiga KULMIYE iyo Xukuumaddiisa, waxaana uu sheegay in guud ahaan ay dalka dibaddiisa ka soo siffeeyeen Xisbiga KULMIYE, isaga oo sida oo kale na ku duray in Xisbiga KULMIYE aanu isaga oo kali ahi aanu iman karin dalka dibaddiisa balse uu ku soo daba-dhuunto Xukuumadda gabalkeedu sii dhacaayo.
Halkan ka daawo qudbadda Mujaahid Xuseen Aadan Cadde:
This post is also available in:
Somali