Cawayska Culimada Sh. Maxamed Idiris Axmed

Kulanka 3aad ee Cawayska Culimada waxa marti ku ah Sh, Maxamed Idiris Axmed
Guddoomiyaha golaha Imaamyada North America, Qoraa, Tababbare, booqday in kabadan 40 dal.

“Waxa aan ku dhashay tog la yidhaahdo tog Jacayl, malaha waa halka Jacaylku…” “Halgamaagi Cali Faahiye Geeddi halkii uu ku gubay calanka Talyaaniga…” “1987 ayaa iigu horraysay khudbad iyo muxaadiro aan dad u jeediyo” “Dadka in aan diinta ugu yeedhaa waxa ay iiga dhigan tahay noloshayda” “Safarka waan jecelahay, iyadoo safar lagu jirana waan dhashay” “14 Buug oo aan qoray ayaa soo baxay, in kalana waa diyaar” “Sh. Cumar Faaruuq waxa uu ahaa nin maskax badan, se Soomaalidu aanay qiimayn ilaa uu dhintay” “Ummadi waxa ugu horreeya oo ay ku horumari kartaa in ay helaan hoggaan wanaagsan” “Affarta hoggaamiye ee noloshayda saameeyay waa laba muslin ah iyo laba aan muslin ahayn” Intaas iyo in kalaba kaga bogo kulankan?

Halkan ka daawo Barnaamijka
https://youtu.be/K0fShJHsY24

This post is also available in: Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published.

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share via
Copy link
Powered by Social Snap