Cawayska Culimada Dr. Faysal M Cali

Kulanka 2aad ee Cawayska Culimada waxa marti ku ah Dr.Faysal Maxamed Cali, guuddoomiyaha Jaamacadda Najaax Burco. Arrimo dhawr ah oo xasaasi ah ayuu kulanka dhexdiisa ku caddaynayaa, Xuquuqda haweenka, gudniinka fircooniga ah, fikradaha Globalization, Cilmaaniyad Iwm.  Waxa uu ka wax odhana inta uu ka yaqaanno Sh. Dirir oo ay safarro wada galeen? Muxuu ka korodhsaday buugga “Halgankii Hitler”?
Waxa uu ka warramayaa taariikho badan oo xiiso leh.
Halkan ka daawo barnaamijkan:

This post is also available in: Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published.

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share via
Copy link
Powered by Social Snap