Putin oo ku hanjabay inuu soo ridi doono diyaaradaha F-16 ee Reer Galbeedka

MOSCOW — (WARSOOR) – Madaxweyne Vladimir Putin ayaa sheegay in Russia aysan qorsheyneyn inay weerarto dal ka…

Blinken oo booqanaya Masar iyo Sacuudiga

WASHINGTON – (WARSOOR) – Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa lagu wadaa in uu…

Kenya oo xoojisay dagaalka ka dhan ah daroogada

KEYNA – (WARSOOR) – Dowladda Kenya ayaa xoojisay dadaal wax looga qabanayo soo-saarista, isticmaalka iyo ka…

Israel oo dishay 12 ruux iyo Woqooyiga Gaza oo la geeyay gargaar

QASA – (WARSOOR) – Ciidamada Israel ayaa woqooyiga Gaza ku dlay 12 ruux oo gargaar doon…

Niger oo ka baxday heshiiskii hawalgalka militariga Mareykanka

NIGER — (WARSOOR) – Milatariga xukuma dalka Niger ayaa laalay heshiis milatari oo u oggolaanayay hawlwadeenada Milatariga…

Taliska AFRICOM oo walaac ka muujiyay awoodda Ruushka ee Afrika

WASHINGTON – (WARSOOR) – Taliyaha ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa toddobaadkii hore uga digay Congress-ka Maraykanka…

Afhayeenka Booliska oo faah-faahin ka bixiyay khasaaraha weerarkii SYL ee Khawaarijta

MUQDISHO – (WARSOOR) – Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Col.Qaasim Axmed Rooble oo shir jaraa’id ku qabatay…

Xasuuq cusub oo lagu fuliyay Falastiiniyiin gaajeysan  oo sugaayey gargaar

GAZA – (WARSOOR) – Ugu yaraan 20 falastiiniyiin ah ayaa la dilay in ka badan 150…

Congress-ka Mareykanka oo ansixiyay sharci mamnuucaya TikTok

WASHINGTON — (WARSOOR) – Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa xalay si aqlabiyad ugu codeeyay in la meel mariyo…

Kenya oo hakisay qorshe ay ciidamo ugu diri laheyd Haiti

NAIROBI — (WARSOOR) – Dawladda Kenya ayaa sheegtay inay hakinayso gayntii ciidamo kun askari ah oo booliis…