Dahabshil Company Daarasalaam Bank

Hay’adda Qatar Charity oo daah furtay masharuuc lagu afurinayo 1100 kun oo qof guud ahaan dalka

Muqdisho – (warsoor) – Munaasabadan oo lagu daah furayay barnaamij loogu talagalay in lagu afuriyo ilaa 1100 kun oo isugu jira Barakacayaasha iyo Danyerta Muqdisho iyo gobolada Dalka ilaa 30 bisha Ramadaan,ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho,waxaana ka qeybgalay Wasiirka Gargaarka,Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta More...

by Mohamed Ibrahim | Published 2 weeks ago
By Mohamed Ibrahim On Tuesday, May 22nd, 2018
0 Comments

Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Oo Gargaarkii ugu horreeyey Gaadhsiiyey Goobaha ay Waxyeelleeyeen Roobabkii Duufaannada Watay

Lughaya – (warsoor) – Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa deeqdii ugu horraysay ee  gargaar ah oo xukuumaddu bixisay  gaadhsiiyey degmada More...

By Mohamed Ibrahim On Wednesday, March 28th, 2018
0 Comments

Dhalinyarada Hiilka Caasimadda Oo Deeq Kala Duwan Gaadhsiiyay Xarunta Agoomaha Hargaysa

Hargeysa – (warsoor) – Dhalinyarada Hiilka Caasimadda ayaa deeq kala duwan gaadhsiiyay Xarunta Agoomaha Hargaysa. Halkan ka daawo warkan:    More...

By Mohamed Ibrahim On Monday, February 5th, 2018
0 Comments

Qatar Charity rehabilitates flood and cyclone victims in Somalia

Doha – (warsoor) – Qatar Charity Office in Somalia rehabilitated many thousands of the floods and cyclones victims through its early recovery programs, contributing to the restoration of basic services More...

By Mohamed Ibrahim On Sunday, December 31st, 2017
0 Comments

Shirkadda East Africa Group Oo 400 Kartoon Oo Caano Ah Ugu Deeqday Xarun Lagu Hayo 600 Qof Oo Xanuunsanaya

Hargeysa (warsoor) – Shirkadda East Africa Group, ayaa deeq Caano Moor-garaysan ah ku wareejisay Xarunta SAHAN oo lagu dabiibo Dadka Qaba Xanuunnada Dhimirka, taasi oo ku taalla Galbeedka Magaalada Hargeysa. Munaasibad More...

By Mohamed Ibrahim On Tuesday, June 13th, 2017
0 Comments

Ganacsade Maxamed Yuusuf Cali Guray Oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiiyey Dadka Abaartu Saamaysay Ee Degaanka Buuhoodle

Buuhoodle – (warsoor) —Waxaa shalay si habsami leh ugga bilaabmay degaanka Gocondhaale ee degmada Buuhoodle oo ka tirsan gobolka Cayn. Deeq raashin ah  loo Ganacsade Maxamed Yuusuf Cali Guray ufidiyay dadkii More...

By Mohamed Ibrahim On Monday, May 29th, 2017
0 Comments

Ganacsade Maxamed Yusuf Cali Guray Oo Raashin Ugu Deeqay Dadka Abaaruhu Saameeyeen Ee Gobolka Hawd iyo Degmada Sallaxley

Hargeysa – (warsoor) — Ganacsade Maxamed Yusuf Cali Guray oo ka mid ah ganacsatada waaweyn ee reer Somaliland ayaa  ugu deeqay raashin Gobolka Hawd iyo Degmada Sallaxley raashin mucaawimo taas oo loogu More...

By Mohamed Ibrahim On Saturday, May 20th, 2017
0 Comments

Ururka Geediga Horumarka Dhalinyarada Somaliland Oo Ka Qayb Qaatay Qaadhaan Uruurintii Qaran ee 18 May

Hargeysa – (warsoor) – Ururka Geediga Horumarka Dhalinyaradda Somaliland ayaa ka qayb-qaatay qaadhaankii uu madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ku dhawaaqay in lagaga qayb-qaato xuska 18 May ee maalinta More...

By Mohamed Ibrahim On Saturday, November 19th, 2016
0 Comments

Ururka Khayre 21 oo Deeq Biyo ah Gaadhsiiyey Deegno Hoos Yimaada Gobolka Maroodi-jeex

Hargeysa – (warsoor) – Ururka samafalka ee Khayre 21 ayaa deeq biyo ah gaadhsiiyey qaar ka mid ah dadka ay abaartu ku dhuftay eek u sugan deegaanka Sabowanaag iyo Cadaadley ee gobolka Maroodi-jeex. Halkan ka More...

By Mohamed Ibrahim On Wednesday, November 16th, 2016
0 Comments

Ururka Kaalmee Kuwa Baahan oo Tabarucaad Gaadhsiiyey Hooyo Qabta Cudurka Kansarka

Hargeysa – (warsoor) – Ururka Kaalmee Kuwan ayaa maanta lacag dhan $900 ugu deeqay hooyo ku nool magaaladda Boorama oo qabta cudurka Kansarka. Lacagtan oo ay soo direen muxsiniin dibadda ku nool oo ku soo hagaajiyey More...