Dahabshil Company Daarasalaam Bank

DEG DEG: Qarax xoogan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Muqdisho – (warsoro) – Qarax xooggan ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya Qaraxaan oo ahaa gaari waxyaabaha qarax laga soo buuxiyey, wuxuuna yaalay meel u dhow isgoyska Digfeer. Gaarigaan ayaa waxaa ku hareereysnaa ciidamada Dowladda Soomaaliya, wuxuuna ahaa mid Surf Madow ah. Ku dhawaad hal saac ayaa gaariga More...

by Mohamed Ibrahim | Published 2 weeks ago
By Mohamed Ibrahim On Sunday, June 16th, 2019
0 Comments

8 killed, 16 hurt as explosions rock Somalia’s capital

MOGADISHU, Somalia – (warsoor) – A pair of explosions rocked Somalia’s capital and left eight people dead, the director of an ambulance service said Saturday. Another 16 people were wounded, More...

By Mohamed Ibrahim On Sunday, June 16th, 2019
0 Comments

Ousted Sudan president to be referred for trial soon – prosecutor

KHARTOUM (warsoor) – Sudan’s chief prosecutor said on Saturday that ousted president Omar al-Bashir will be referred for trial soon after a period for objections expires. Alwaleed Sayed Ahmed More...

By Mohamed Ibrahim On Friday, June 14th, 2019
0 Comments

Shirka Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo looga hadlay Amniga iyo diyaar garowga xuska maalmaha Xorriyadda

Muqdisho – (warsoor) – Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali  Khayre ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada. Shirka ayaa looga hadlay u diyaar More...

By Mohamed Ibrahim On Friday, June 14th, 2019
0 Comments

Ra’iisul Wasaare Ku-xiggeenka XFS Oo Guddoomiyay Madasha Labaad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka

Muqdisho – (warsoor) – Ra”iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Mahdi Maxamad Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay Madasha Labaad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka.Shirka More...

By Mohamed Ibrahim On Thursday, June 13th, 2019
0 Comments

Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo heshiis kala saxiixday

Muqdisho – (warsoor) – Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa maanta magaalada Muqdisho ku kala saxiixday heshiis mashruuc dib loogu dhisayo wadooyinka gobolada iyo Muqdisho isku xira oo ku kacaya More...

By Mohamed Ibrahim On Monday, June 10th, 2019
0 Comments

Defiant Somalia puts contested oil block territory up for auction

Somalia – (warsoor) – The diplomatic spat between Kenya and Somalia was poised to take a turn for the worse after leaked Somalia government documents showed that Mogadishu had put on auction offshore More...

By Mohamed Ibrahim On Saturday, June 8th, 2019
0 Comments

Shabaab oo la wareegey Tuulada Af-urur ee Puntland

Puntland – (warsoor) – Maleeshiyaad ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa saaka waaberigii iyadoo aan wax dagaal ahi ka dhicin la wareegay gacan ku haynta tuulada Af-urur oo qiyaastii 90 Km dhinaca Koonfureed More...

By Mohamed Ibrahim On Wednesday, June 5th, 2019
0 Comments

UN: 2 million Somalis could die of starvation amid drought

UNITED NATIONS – (warsoor) – A United Nations emergency relief coordinator says more than 2 million men, women and children could die of starvation in Somalia by summer’s end if international More...

By Mohamed Ibrahim On Friday, May 31st, 2019
0 Comments

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlayay Isdhex-galka Dhaqaale ee Geeska Afrika

Muqdisho – (warsoor) – Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda fedraalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlay Isdhex galka dhagaale iyo More...