Guddoomiyaha Maxkamada sare oo sheegay inuu bilowday qorshe lagu tayaynayo Maxkamadaha

Kismayo – (warsoor) – Maxkamadda sare ee Dalka ayaa sheegtay iney billowdeen qorshe lagu tayeynayo Maxkamadaha…

Madaxweynaha Talyaaniga oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha Somaliya

Roma – (warsoor) – Madaxweynaha Dalka Talyaaniga Sergio Matarella ayaa warqadaha aqoonsiga ee Danjirenimo ka guddoomay…

Hay’adda Socdaalka oo Xarumo ka furanaysa Xuduudaha Dalka

Muqdisho – (warsoor) – Taliyaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Dawladda Federaalka soomaaliya Gaashaanle Sare Maxamed…

Guddiga Heer Federaal ee doorashooyinka dadban ee Soomaaliya oo ka hadlay doorashada

Muqdisho – (warsoor) – Guddoomiyaha Guddiga Federal ee Hirgalinta doorashooyinka dadban Abuukaate Cumar Maxamuud Cabdulle Cumar…

Shir looga hadlay arrimaha doorashooyinka oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho – (warsoor) – Gudoonka Baarlamanka Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa ka qeybgalay kulan looga hadlayay…

Shir wada tashi ah oo ay Muqdisho ku yeesheen DF iyo Maamul Goboleedyada Dalka

Muqdisho – (warsoor) – Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte, ayaa Maanta gudoomiyay kulan wada…

Qarax Khasaare Dhismasho iyo Dhaawac Gaystay oo Ka Dhacay Muqdisho

Muqdisho – (warsoor) – Waxaa goor dhawayd magaaladda Muqdisho ka dhacay qarax aad u xoogan waxaana…

Guddoomiyaha Doorashooyinka oo Maanta gaadhay Cadaado

Cadaado – (warsoor) – Gudoomiyaha Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka dadban ee heer Federaal Cumar maxamed Cabdulle iyo…

Jubbaland oo maanta soo dhameystiraysa Xubnihii u matali lahaa Aqalka hoose

Kismaayo – (warsoor) – Magaalada Kismaayo ayaa lagu wadaa in maanta lagu doorto xildhibaankii ugu dambeeyey…

Dadaallo lagu soo afjarayo dagaalada sokeeye oo ka socda Baladweyne

Balawene – (warsoor) – Maamulka Ciidanka Jabuuti iyo kan  Gobolka Hiiraan ayaa wada dadaalo kama dambeys…