Wafdi uu horkacayay gudoomiyaha maxkamadda sare oo madaxda Galmudug kula kulmay Cadaado

Cadaado – (warsoor) –  Wafdi uu hogaaminayay Gudoomiayaha maxkamadda sare ee dalka Ibraahim Iidle Sulaymaan ayaa…

Madaxweynaha Soomaaliya oo u ambabaxay Kismayo

Muqdisho – (warsioor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa…

Madaxweynaha Jubbaland oo Shuruud u dan ah Puntland Ku Xidhay Ansixinta Aqalka Sare ee maamulkiisa

Kismaanyo – (warsoor) – Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa shardi ka…

Madaxtooyadda Soomaaliya oo Hadal Gaf ah ku Tilmaamtay Hadal Ka Soo Jeedhay Ra’iisal Wasaare Cumar

Muqdisho – (warsoor) – Afhayeenka madaxtooyadda Somaliland ayaa jawaab ka bixiyey hadal ka soo yeedhay Ra’iisal…

Guddida Doorashooyinka Dadban ee Soomaaliya oo Sheegay in Doorashaddu Dhici Doonto intaanu sanadku 2016 Dhamaan

Muqdisho – (warsoor) – Guddida doorashooyinka dadban ee Soomaaliya ayaa maanta mar kale ku dhawaaqay inay…

Jubbaland’s key to electoral success is patience, dialogue, independence, tight security

Jubbaland – (warsoor) – On 24 November Jubbaland became the first Federal State in Somalia to…

Ra’iisul Wasaare Sharma’arke oo kulan la qaatay Xildhibaanada laga soo doortay Jubbaland

Kismaayo – (warsoor) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo maanta kulan…

Madax ka socota Sweden oo booqday Xaruunta Dhallinyarada Gobolka Banaadir

Muqdisho – (warsoor) – Ra’isul-Wasaare Ku Xigeenka Dalka Swedan ahna Wasiiraka iskaashiga Caalamiga ah iyo Safiirka…

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo Kismaayo kula shiraya xubnaha Labada Aqal ee Baarlamanka Soomaaliya

Kismaayo – (warsoor) – Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali, ayaa haatan waxaa uu…

Wasiisr Diini: Amniga Dalka waxaa ku filan Ciidamada Xoogga Dalka

Kismaayo – (warsoor) – Wasiirka Wasaaradda Gaashaan dhigga Xukuumadda Soomaaliya Janaraal; Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini ayaa…