Madaxweynaha Soomaaliya oo Ka Soo Laabtay Booqashadiisii Koonfur Afrika

Muqdisho (warsoor) – Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta dib ugu soo…

Soomaaliya oo Ethiopia kala hadashay khariidaddii laga saaray

Muqdisho – (warsoor) – Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay Ethiopia kala hadashay sawirka khariidaddii ay wasaaraddooda…

UN: Somaliland waxay saameyn ku yeelaneysaa dib u eegidda dastuurka Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqay xukuumadda Soomaaliya iyo dowlad gobolleedyada xubnaha ka ah…

Qarax Khasaare Gaystey oo Ka Dhacay Muqdisho

Muqdisho – (warsoor) – In ka badan 4 qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay magaaladda…

Ciidamada Amaanka ee Kenya oo Si Lama Filaana Baadhitaano Uga Bilaabay Xawaalada Soomaalida

Kenya – (warsoor) – Ciidamada Amaanka ee Kenya ayaa maanta si kedis ah baadhitaano uga bilaabay…

Mas’uuliyiin loo diiday Visa-ha Kenya oo Xamar ku laabtay

Kenya – (warsoor) – Saddex mas’uul oo ka tirsan hay’adaha dawladda Soomaaliya kuwaasi oo dawladda Kenya…

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Oo Sheegay Inuu Gabagabo Marayo Tirakoob Ay Ku Sameynayaan Hantida Guud Ee Dowladda

Muqdisho – (warsoor) – Shir saxaafadeed uu Muqdisho uga qabtay Warbaahinta Wasiirka Maaaliyada Xukuumada federaalka Soomaaliya…

Dowladda Somalia Oo Jawaab Ka Bixisay Is-Bedelka Socdaal Ee Dowlada Kenya Ay Sheegtay

Muqdisho – (warsoor) – Soomaaliya ayaa iska fogeysay in Kenya ay la socodsiisey isbadal xagga socdaalka…

Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad Ka Jeediyey Maalinta Xuska Dhalinyaradda SYL

Muqdisho – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ubax dhigay taallada SYL…

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Kulan La Yeeshay Wakiilka cusub ee Hey’adda UNICEF u qaabilsan Soomaaliya

Mogadisho – (warsoor) – Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, ayaa…