Dahabshil Company Daarasalaam Bank

Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Oo Maanso Kaga Dareen Celiyey Xaalada Abwaan Hadraawi Ku Sugan Yahay

Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga, Wershadaha iyo Beeraha Somaliland Md.Maxamed Shukri Jaamac ayaa maanso kaga dareen celiyey dayaca iyo daranyada laga soo tebiyey Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi, oo dhawaan walalkii Hure Walanwal Warbaahinta kusoo banydhigay xaaladiisa caafimaad. Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga oo arintaas ka hadlaaya ayaa More...

by Mohamed Ibrahim | Published 7 months ago
By Mohamed Ibrahim On Monday, December 17th, 2018
0 Comments

Heego muuqdheer – Hadraawi

Heesta waxa tiriyey Maxamed Ibraahin Warsame “Hadraawi”. Wuxuu dhawaan ka akhriyey mar kale bandhig faneedkii “Mooge” ee ka dhacay Hargeysa xagaagii sannadka 2009. Is helloo gabadhii is heli-mayno Huminnoo More...

By Mohamed Ibrahim On Saturday, October 6th, 2018
0 Comments

MAANSO: FAD-GALBEED (Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye

Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye (HUN) Galab Ramadaan ah ayaanu (aniga iyo Cabdi-qays) gaadhi ku tamashlaynay jidka u dhexeeya Kulliyadda Lafoole iyo Af-gooye. Waxaanu sheed ka halacsanay hablo midho ka guranaya More...

By Mohamed Ibrahim On Monday, June 11th, 2018
0 Comments

ROOB DOON

Gabaygani waxa uu ka dhashay ka dib markii abaaro ba’an oo ka dhacay Soomaaliya, ay si ba’an u saameeyn dadkii iyo duunyadii. Waxa ay soo baxday sannadkii 1986-kii, waxaanu abwaanku Alle ka baryayaa in uu roob More...

By Mohamed Ibrahim On Friday, May 11th, 2018
0 Comments

Abwaan Da’yar Oo Qaab-Suugaamaysan Uga Hadlay Dirirta Soo Noq Noqatay Ee Deegaanka Ceel-Afwayn

Abwaan Da’yar Oo Qaab-Suugaamaysan Uga Hadlay Dirirta Soo Noq Noqatay Ee Deegaanka Ceel-Afwayn Ee Gobolka Sanaag, Isla Markaana Baaq-Nabadeed U Diray Beelahaas Walaalaha Ah Ee Shaqaaqadu  Dhex Martay . Halkan More...

By Mohamed Ibrahim On Saturday, July 8th, 2017
0 Comments

Diiwaanka Maansada Timacadde- Maansayahankii aan muraadsiga aqoon! (WQ: Yuusuf Cabdille Cismaan “Yuusuf-Shaacir”)

Qabyaalad iyo jeeroo la naco qaadkan lagu waashay Qasti jeeray wada yeelatoo qawlka ku heshiiso Qabyo weeye Soomaaliyeey qiiradaadaniye 14kii June 2017 shirkadda daabacaadda ee Sagaljet waxay iigu deeqday nuqul More...

By Mohamed Ibrahim On Saturday, March 25th, 2017
0 Comments

IN RIYAALO LAGU SIISTAA LAGU RIYOODAA.! MAANSO KA HADLAYSA BANANKA RIBADA AH

Burco – (warsoor) – Abwaan Maxamed Kaahin oo kamid ah dhalinyarta abwaanada ah ee ku nool magalada Burco ayaa Gabaygan oo ka hadlaya Baananka Ribada ah tiriyey isagoo la hadlaya Bulshada reer Somaliland More...

By Mohamed Ibrahim On Monday, February 27th, 2017
0 Comments

Silsilada SHIINLEYDA ee wiiggan ka bilaamatay Facebook

Silsiladan SHIINLEYDA- oo todobaadkan gudihiisa ka bilaabantay Barta Facebook ayaa ka dhalatay meerisyo kooban uu abwaan Sidiiq Burmad kaga hadlayay shirarka jaraaid ee sida bilaa ujeedada ah maalin walba loo qabto. More...

By Mohamed Ibrahim On Saturday, February 25th, 2017
1 Comment

MAANSO: SIRTA NOLOSHA

Haddaan soomaali nahay, nimcada uu Alle inagu galladay, waa mid wayn. Nimcadaas waxaa ka mid ah afkeenna hodankaa. Ummadaha kale waxay inoo yaqaanaan inaa nahay ummaddii “Gabayga”. Waxaana taasi u makhraati More...

By Mohamed Ibrahim On Saturday, February 11th, 2017
0 Comments

Maanso: Dillaal!

Maansadan waxa la yidhaahdaa ‘Dillaal’, waxay soo baxday maanta oo bishu tahay 11 February 2017. Si-aragga siyaasiga wakhtigan iyo marxaladda ay Jamhuuriyadda Somaliland ku jirto ayaan ku cabbirayaa. Dhaaxaan More...