HADDII AAD SIYAASADDA GELAYSO, TALOOYINKAN SAHAY KA SII DHIGO

Soo koobidda talooyin uu siyaasiga Ignatieff ee reer Kanada siiyey nin dhalinyaro ah oo doonayey in…

Ciidda Jacaylka ama Ciidda Falantiin’ ka (Valentine’s day)

Tan iyo xilliyadii ay taariikhdu ku magacowdo casriyadii dhexe (Middle Ages) oo ku ekaa qarnigii 15naad,…

Sanadka bilawga ah ee 2022 haddii uu nasiib watay wiilkaan Ciraaqiga ah baa helay

Waxa uu guursaday 36 sano jir Mastar ka diyaarisay daraasadaha dawladnimada oo uu dhalay suldaanka dunida…

Muxuu yahay Mobila Tesla Pi

Kamarado lagu tilmaamay kuwii abid ugu awoodda badnaa ee la sameeyo, internet ka oo uu dayaxgacmeedka…

Hababka Maxkamadaha Sare amma Dastuuriga u Tafsiiran (racaan) Murannada Dastuuriga

Marka Maxkamadda Dastuuriga amma Maxkamadda sare ay gudanayso waajibkeeda ka saaran dib u eegista go’aannada Waaxaha…

WAHSIGA IYO SHAQO DIB U DHIGASHADA! (Q4)

Waxaa kale oo isaguna jira Barnaamijka ‘Productivity Owl’ oo isna loo adeegsado in lagu samaysto jadwalka…

WAHSIGA IYO SHAQO DIB U DHIGASHADA! (Q2)

TALOOYIN KU CAAWIN KARA! Marka ay shaqo kuu taallo, iska jir in aad akhrido ama qorto…

WAHSIGA IYO SHAQO DIB U DHIGASHADA! (Q3)

Hawlaha kale ee qabyada ah dib u dhigo Dabeecado yaab leh ayaa uu aadamuhu leeyahay, waxaa…

WAHSIGA IYO SHAQO DIB U DHIGASHADA! (Q1)

Imisa jeer ayaa ay kugu dhacday in buug ama qoraal kale oo aad xiisaysay haddana aad…

MAALQABEEN KU TAAMAY IN UU KELIDII GAAJADA KA TIRTIRAYO ADDUUNKA IYO QARAMADA MIDOOBEY OO KA HADASHAY

Elon Musk, maalqabeenka adduunka ayaa dhowaan ku faanay in uu ku deeqi doono lacag dhan 6…