Guddoomiyaha Maxkamada sare oo sheegay inuu bilowday qorshe lagu tayaynayo Maxkamadaha

Kismayo – (warsoor) – Maxkamadda sare ee Dalka ayaa sheegtay iney billowdeen qorshe lagu tayeynayo Maxkamadaha…

Madaxweynaha Talyaaniga oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha Somaliya

Roma – (warsoor) – Madaxweynaha Dalka Talyaaniga Sergio Matarella ayaa warqadaha aqoonsiga ee Danjirenimo ka guddoomay…

Hay’adda Socdaalka oo Xarumo ka furanaysa Xuduudaha Dalka

Muqdisho – (warsoor) – Taliyaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Dawladda Federaalka soomaaliya Gaashaanle Sare Maxamed…

Siyaasi Cabdi Haybe Oo Ka Haddlay Shir -doceedlii Burco Ka Dhacay

Hargeysa – (warsoor) – Siyaasi  Cabdi Haybe Maxamed oo kamid siyaasiyiinta Xisbiga WADDANI ayaa maanta ka…

Plane carrying Brazil’s Chapecoense soccer team crashes in Colombia, 76 dead

Brazil – (warsoor) – Brazilian soccer team Chapecoense, heading for the biggest game in their history, were…

Wasiirka Duulista Oo Kormeeray Madaarka Burco Bilawga Wakhtiga Dhismaha Runway-ga Madaarkaasina Ku Dhawaaqay

Burco – (warsoor) – Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Ciraka Farxan Aadan Haybe oo socdaal…

Guddiga Heer Federaal ee doorashooyinka dadban ee Soomaaliya oo ka hadlay doorashada

Muqdisho – (warsoor) – Guddoomiyaha Guddiga Federal ee Hirgalinta doorashooyinka dadban Abuukaate Cumar Maxamuud Cabdulle Cumar…

Shir looga hadlay arrimaha doorashooyinka oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho – (warsoor) – Gudoonka Baarlamanka Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa ka qeybgalay kulan looga hadlayay…

Shir wada tashi ah oo ay Muqdisho ku yeesheen DF iyo Maamul Goboleedyada Dalka

Muqdisho – (warsoor) – Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte, ayaa Maanta gudoomiyay kulan wada…

Wasiirka khayraadka biyaha Somaliland oo kulan la yeeshay masuuliyiinta hay’ada NIRAD ee dalka Denmark

Hargaysa – (warsoor) – Xili Ay dalka ka Taagan yihiin Abaaro Baahsan oo Aafeeyey Dad iyo…