Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Oo Soo Muuqday Isagoo Caafimaad Qaba

London – (warsoor)-   Madaxweynaha somaliland oo booqday suuq Westfield Shopping Centre Ee Galbeedka London , halkaas…

Hay’adda IOM oo ka digtay Macluul soo wajahda dalal ay Soomaaliya ka mid tahay.

Muqdisho-(warsoor)- Malaayiin qof oo ku nool dalalka Soomaaliya, Suudaanta Koonfureed, W/bari Nayjeeriya iyo Yemen ayaa la…

Xukuumadda Somaliland Oo Masaafurisay Laba Qof Oo Diinta Islaamka Ku Gafay

Hargeysa – (warsoor) – Xukuumadda Somaliland ayaa dalka ka mastaafurisay laba qof oo ajaanib ah oo…

Akhriso Khudbaddii Madaxweynaha JFS Uu Ka Horjeediyay Golaha Shacabka

Muqdisho – (warsoor) – Madaxweynaha Soomaaliya Md. Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa manta khudbad qiimo leh ka…

DAAWO: “Wasiir Cadaaniyoow Munaafiqadda Iskadda, Habeenkiina Xisbi Baad Tahay Maalintii na Xisbi Kale”.Xoghayaha Cadaaladda WADDANI

Hargeysa – (warsoor) -Xoghayaha cadaaladda Xisbiga WADDANI Md.Barkhad Jaamac Xirsi Batuun, ayaa si adag uga hadlay…

Madaxweynaha Soomaaliya oo barlamanka ugu mahad celiyay ansixinta Raysal warsaaraha

Muqdisho-(warsoor)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa uga mahadceliyay mudanayasha Baarlamaanka…

Madaxweyne Farmaajo oo manta si rasmi ah u furay kalfadhigii koowaad ee baarlamaanka

Muqdisho – (warsoor) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga…

Wer Degdeg ah Baraalamka Somaliya oo codka kolsoonida siiyay Raysalwarsaha cusub .

Muqdisho-(warsoor)- Mudanayaasha barlaamka ayaa codka kolsoonida u qaaday Raysalwasaraha cusub ee Somaliya mudane Xasan Cali Kheyre, madaxweynaha…

Shirkadda Telesom oo 15,000 oo kartoon oo timir ah ku wareejisay Guddida Taakulaynta Abaaraha Qaranka

Berbera –(warsoor) – Shirkadda isgaadhsiinta Casriga ah ee TELESOM ayaa 15,000 oo kartoon oo timir ah…

Madaxwayne-Kuxigeenka JSL, Ahna Ku Simaha Madaxweynaha Oo Daah Furay Mashruuca Sannadlaha Ah Ee Horumarinta Dawladaha Hoose Ee Dalka (JPLG)

Hargeysa -(warsoor) – Madaxwayne Ku-xigeenaka Jamhuuriyadda Somaliland ahna kusimaha Madaxwayanaha Mudane: Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)  ayaa…