Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo Daah-furay Shirweyne Qaran oo Shaqo Abuur Loogu Samaynaayo Dhalinyaradda

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylic ayaa daah-furay barnaamij…

Kulan ay isugu yimaadeen Guddida Ka Soo Kabashada Abaaraha Ee 18-May Oo Lagu Shaaciyey Lacagta La Ururiyey ee Qaadhaankii Madaxweynuhu Ku Baaqay

Hargeysa – (warsoor) – Guddidii Madaxweynuhu u saaray taakuleynta dadka abaartu tabaalaysay ee 18 May ayaa…

Madaxweynaha Jabuuti oo tabaabusheeyey shirweyne Ururada Qalinlayda Soomaalida & Cafartu kaga qeybgaleen Senegal

Dakar – (warsoor) –  Dr. Aadan Xasan Aadan, Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya, ahna Gudoomiyaha Qalinlayda Soomaalida…

KULMIYE oo Soo Dhaweeyey Taageerayaal uu Hoggaaminayo Siyaasiga Xasan Xaydh oo ka soo Digo-rogtay WADDANI

Hargeysa – (warsoor) – Xisbiga KULMIYE, ayaa soo dhawayn ballaadhan u sameeyey taageerayaal uu hoggaaminayo siyaasiga…

“Arrintani Waxay Ahayd Go’aan Madaxweynuhu Uu Soo Saaray, Isagoo Ka Duulaya Ummaddan iyo Qarankan Uu Odayga U Yahay In Fursadaha Shaqo Loo Qaybiyo”. Wasiirka Madaxtooyada JSL

Hargeysa – (warsoor) – Wasiiro ka tirsan xukuumadda iyo masuuliyiin kale ayaa gelinkii danbe ee maanta…

Ra’iisul Wasaare Khayre oo dhiirigeliyey Ciidankmada Howlgalka Muqdisho oo hub soo ururiyey

Muqdisho – (warsoor) – Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqday xarunta…

Wasaaradda Maaliyadda”waxaan ku guulaysannay bixinta Mushaaraadka Shaqaalaha iyo Ciidamada”

Muqdisho – (warsoor) – Wasaaradda Maaliyadda ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay…

Madaxwaynaha Soomaaliya oo Magaalada Riyaadh kula kulmay Dhiggiisa Maraykanka

Riyaad – (warsoor)- Madaxweynaha J.F.Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa kulan…

Xisbiga KULMIYE Xafiisyo Cusub ka Furtay Degmooyinka Gacan-libaax iyo Axmed Macallin Haaruun ee Bariga Hargeysa

Hargeysa – (warsoor) – Xisbal-xaakimka haya talada Somaliland ee KULMIYE, ayaa xafiisyo cusub ka furtay degmooyinka…

Guddida 18-May Iyo Taakulada Abaaraha Oo Maanta Kulan La Yeeshay Masuuliyiinta Hay’adaha Qaramada Midoobay iyo Hay’adaha Caalamiga ah ee ka Hawlgala Somaliland

Hargeysa – (warsoor) – Kulan balaadhan oo saddex geesood ah oo maanta ka qabsoomay qasriga madaxtooyada…