R/wasaare Khayre oo Uganda ugu hambalyeeyay 55 guuradii ka soo wareegtay xornimadooda

Muqdisho – (warsoor) – Munasabadan lagu xusayey 55 sano guuradii ka soo wareegtay markii dalka Uganda…

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo kormeeray Garoonka diyaaradaha Boosaaso

Boosaaso – (warsoor) – Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Col. Maxamed Aadm Koofi…

Al-Shabaab oo khasaaro xoogan loogu geystay weerar ay ku qaadeen Boosaaso

Boosaaso – (warsoor) – Maleeshiyo hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay waxay weerar ku qaadeen…

Wafdi ka socoda Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu soo dhaweyey Mareykanka

Muqdisho – (warsoor) – Munaasabadan ballaaran oo lagu soo dhaweynayay xildhibaanada ka tirsan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya…

R/wasaare Khayre oo ka qeyb galay Munaasabad looga hadlayey Taakuleynta Ciidamada

Muqdisho – (warsoor) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa ka…

“Waxaan Qirayaa In Cabdiraxmaan Cirro Uu Yahay Nin Wanaagsan, Waxase Aan Leeyahay Somaliland Maanta Waxa Ay U Baahan Tahay Hoggaamiye Wanaagsan Ee Uma Baahna Nin Wanaagsan.” Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi

Hargeysa – (warsoor)  – Wasiirka Wasaarada  Madaxtooyadda Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka hadlay shaqsiyada murashaxa…

“Siyaasada Maal-gashiga Ayaanu Dhiiri-galinay, Todobadii Sanno Ee Xisbiga Kulmiye Talada Hayeyna Waxa Dalka Ka Hirgalay Warshado Badan Oo Aan Hirgalin Wakhtigii Hore.” Wasiirka Madaxtooyada JSL.

Hargeysa – (warsoor) –  Wasiirka Wasaarada  Madaxtooyadda Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka hadlay siyaasada Xukuumadda…

Guddoomiyaha KULMIYE iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Gaadhay Addis Ababa iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya oo Qaabilay

Addis Ababa – (warsoor)- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo…

Dr. Edna Aadan Iyo Safarkeedii Norway Iyo Qaybo Ka Mid Ah Taariikhdeeda

Norway – (warsoor) – Halkan ka daawada waraysi uu suxufiga Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare) uu Dr.…

Laanta Mareykanka ee WADDANI oo Xaflad Sagootin ah u Sameysay Mas’uuliyiinta iyo Taageerayaal Dalka u Imanaaya Ka Qeyb-qaadashada Hawlaha Doorashada ee Xisbiga WADDANI

Hargeysa – (warsoor) – Xisbiga WADDANI laantiisa Mareykanka oo sameysay u diyaar garow xooggan oo ku…