Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI oo Khudbad Qiimo Badan u Jeediyey Shacabka Reer Arabsiyo

Hargeysa – (warsoor) – Xaflad ballaadhan oo si heersare ah loo soo agaasimay isla mar ahaantaana…

Heshiiska DP World ee Dekedda Berbera oo Dhawaan La  Dhamaystiri Doono

Dubai – (warsoor) – Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Cali Xuseen Ismaacil (Cali Shoombe) ayaa sheegay in…

Xukuumadda Somaliland, Sadexda Xisbi Qaran iyo Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo Go’aamiyey in Deegaanadda Waqooyiga Ay Ka Dhici Doonto Diwaan-galintu

Hargeysa – (warsoor) – Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland ayaa ku dhawaaqaday in deegaanadda Waqooyiga Somaliland ee…

Wasiirka Diinta Awqaafta Somaliland  Oo Ka Jawaabay Warar Been Abuur Ah Oo Laga Baahiyey

Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilahi Axmed ayaa maanta…

Guddoomiyaha KULMIYE oo Baaq Culus Ka Diray Colaadda Ceel-afweyn iyo Diiwaangelinta Lixda Goobood ee Xeebta

Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha xisbul-xaakimka KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi,…

Madaxweynaha Somaliland oo Baaq-nabadeed u Diray Beelaha Walaalaha ee Ku Diriray Deegaanka Ceel-afweyn

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa baaq-nabadeed u diray labadda…

Weftiga Wasiirka Arrimaha Debadda Somaliland oo la kulmay culimada madaxda ka ah Jaamacadda Al-azhar ee Qaahira, Masar

Masar – (warsoor) – Wefdigii u hogaaminaayay Wasiirka Arrimaha Dibeda JSL Dr. Sacad Ali Shire ayaa…

Madaxweynaha Somaliland oo ka qayb galay xafladda qalin jabinta dufcaddii afraad ee Jaamacada Timcadde

Hargeysa- (warsor) – Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo iyo Wafti uu hogaaminaayey ayaa ka qayb…

Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Somaliland Oo Xilkii U Kala Wareejiyey Afhayeenka Cusub iyo Afhayeenkii hore

Hargeysa – (warsoor) – Munaasibad Balaadhan oo lagu qabtay Qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland oo ay xilka…

Golaha fulinta ee xisbiga kulmiye oo yeeshay kulan ay ku gorfeeynayeen arimaha xisbiga iyo xaaladda dalka

Hargeysa – (warsoor) – Guddida Fulinta ee Xisbul-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ayaa yeeshay shirkiisa caadiga ahaa…