Islamist group bombs Somali restaurant, at least 3 dead

Somalia – (warsoor) – Somali Islamist group al Shabaab bombed a restaurant frequented by members of…

Guddoomiye Cirro oo Shacabka Somaliland iyo Umadda Islaamka ugu Hambalyeeyey Curashada Sannadka Cusub ee Islaamka

Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo…

Hambalyada Madaxweyne ku xigeenka Ee Sannadka Cusub Ee Islaamka- Hijriyah 1438

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha Madaxweynaha Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan…

Madaxweynaha Somaliland Oo Mashaariic Dalka Laga Hirgalianyo Ka Helay Imaaraadka Carabta

Dubai – (warsoor) – Mr. Baashe Cawil Cumar ayaa shaaca ka qaaday inuu yahay wax lagu…

Turkiga oo deeq raashin dhan shan kun Ton Sonkor iyo Daqiiq keenay

Berbera – (warsoor) – Qunsulka dalka Turkiga u fadhiya Somaliland Mr. Muzaffer Yuksel ayaa sheegay in…

Puntland oo Gacan ka Siisay Somaliland Qabashadda Gacan Ku Dhiigle

Ceerigaabo – (warsoor) – Maamul Goboleedka Puntland ayaa maamulka Somaliland gacan ka siiyey qabashadda nin gacan…

DAAWO: “Dalka Dibaddiisa Wax Xisbi KULMIYE La Yidhaah daa Kama Jiro, Waanu Ka Soo Siffeynay oo Wuxu Ku Soo  Daba Dhuunta Xukuumadda.”Mujaahid Xuseen Aadan Cadde

Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ee dalka UK Mujaahid Xuseen Aadan Cadde, ayaa dhalliilo…

Wefti uu Hoggaaminaayo Guddoomiyaha WADDANI ee Qaaradda Yurub oo Maanta SI Ballaadhan Looggu Soo Dhaweeyey Dalka

Hargeysa – (warsoor) – Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayo guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ee qaaradda Yurub Md.Axmed…

Loolanka Siyaasiyiinta Reer Awdal Ee Uu Tartamaya Jagada Madaxweyne Ku Xigeen Ee Waddani Oo Cirka Isku Shareertay

Borama – (warsoor) – Waxa Maalmo Kooban Oo Kaliya ay Ka Hadheen Shirweynihii Golaha Dhexe Ee…

Shirkadda Telesom Oo Xidhitaanka Carwadda 4G++ Abaal-marino Gaadhi iyo Hadyaddo Kale Isugu Jirta Gudoonsiisay Macmiisheeda

Hargeysa – (warsoor) – Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa xalay soo gunaanaday Carwo oo…