Wasiirka Madaxtooyada, ahna ku simaha Gudoomiyaha Guddida Abaaraha, oo deeq isugu jirta Raashin iyo Bal kala wareegeen Guddida Taakulaynta abaaraha ee Gobollada Galbeedka ee Awdal, Gabiley iyo Selel

Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada JSL, Mudane, Maxamuud Xaashi Cabdi, ahna ku simaha Gudoomiyaha…

Wefti uu Hoggaaminaayo Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Gar-gaar deg-dag ah Gaashsiiyey Deegaanada ay Abaartu Sida Xun u Saamaysay ee Koonfur Bari iyo Hawdka sare ee Gobalka Togdheer

Burco – (warsoor) – Weftigii uu hoggaaminaayey Murashaxa Madaxweynaha WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) oo magaalada Burco…

Xulka gobolka Xaysimo oo Ku Eedeeyey Wasaarada Ciyaaraha inay Leexsatay gaadhi loogu talogalay Ciyaaryahankii Gooldhalinta ku Guulaystay

Hargaysa – (warsoor) –  Ciyaartoydii Xulka Gobolka Xaysimo oo ku sugan magaalada hargaysa Ayaa cabasho ka…

Marwo Aamina Waris Iyo Jamaal Cali Xuseen Oo Xalay Kullan Ballaadhan Ku Yeeshay Qasriga Madaxtooyada

Hargeysa – (warsoor) – Wararka hoose oo aanu ka helaynay illo-wareedyo ku sugan Qasriga looga taliyo…

Safiirka Somaliland ee Faransiiska oo Ka Qayb-galay Shirka Ka faa’iidaysiga Khayraadka Badda

Faransiiska- (warsoor) – Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Faransiiska ayaa ka qayb-galay shirka 12-aad eeka faa’iidaysiga…

Madaxweynaha JSL, Oo Maanta Ka Qaybgalay Ciyaarta Kama Dambaysta Ah Ee Koobka Gobolada Somaliland

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu galabta ka qaybgalay daawashada…

Badhasaabka Gobalka Togdheer oo Xisbiga WADDANI Ku Ammaanay Doorka ay Ka Qaateen Gurmadka Abaaraha ee Deegaanada Bariga Somaliland

Hargeysa – (warsoor) – Badhasaabka gobalka Togdheer Md.Maxamed Ibraahim Aadan(Qabyo-tire), ayaa Xisbiga WADDANI ku ammaanay sida…

Xisbiga WADDANI Oo Deeq Raashin iyo Biyo ah Oo ay Kaga Qayb-galayaa Gurmadka Abaaraaha Ku Wareejiyey Badhasaabka Gobolka Togdheer

Burco – (warsoor) – Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo isaga iyo weftiguu hoggaaminayaa…

Siyaasi Cali Guray Oo Sheegay Inuu Jamaal Siiyey Exit-kii uu Siyaasadda Kaga Bixi lahaa

Hargeysa – (warsoor) – Siyaasi Cali Guray ayaa maanta shir jaraa’id uu ku  qabtay magaaladda Hargeysa…

KULMIYE oo Xaruntiisa ku Qaabilay Masuuliyiin iyo Xubnihii Golaha Dhexe ee WADDANI u Qaabilsana Gobollada Bari

Hargeysa – (warsoor) – Hoggaanka xisbiga KULMIYE, ayaa qaabilay masuuliyiin, siyaasiyiin iyo xubno golaha dhexe ee…