Madaxweynaha Oo Kulan Sagootis ah La Yeeshay Xulalka Awdal Iyo Saaxil Oo Iyagu Sanadkan Noqday Horyaalada Koobabkii Gobolada Dalka

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu maanta kulan sagootis…

Gudoomiyaha ahna Musharaxa Xisbiga UCID Oo Dalka Ku Soo Laabtay Kana Waramay Shir Caalamiya oo uu Ka Qayb-qaatay

Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiyaha ahna musharaxa xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe…

Axmed Muumin Seed oo Gaashaanka Ku Dhuftay Xilka Qaadistii Xisbiga WADDANI ku Sameeyey

Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiye ku-xigeenkii xisbiga WADDANI oo shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Hargeysa Isniintan…

Xisbiga WADDANI oo Xilkii Ka Qaaday Gudoomiye ku-xigeenkii Xisbiga Axmed Muumin Seed

Hargeysa – (warsoor) – Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa xilkii ka qaaday gudoomiye ku-xigeenkii Kowaad…

Wasiirka Madaxtooyada, ahna ku simaha Gudoomiyaha Guddida Abaaraha, oo deeq isugu jirta Raashin iyo Bal kala wareegeen Guddida Taakulaynta abaaraha ee Gobollada Galbeedka ee Awdal, Gabiley iyo Selel

Hargeysa – (warsoor) – Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada JSL, Mudane, Maxamuud Xaashi Cabdi, ahna ku simaha Gudoomiyaha…

Wefti uu Hoggaaminaayo Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Gar-gaar deg-dag ah Gaashsiiyey Deegaanada ay Abaartu Sida Xun u Saamaysay ee Koonfur Bari iyo Hawdka sare ee Gobalka Togdheer

Burco – (warsoor) – Weftigii uu hoggaaminaayey Murashaxa Madaxweynaha WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) oo magaalada Burco…

Xulka gobolka Xaysimo oo Ku Eedeeyey Wasaarada Ciyaaraha inay Leexsatay gaadhi loogu talogalay Ciyaaryahankii Gooldhalinta ku Guulaystay

Hargaysa – (warsoor) –  Ciyaartoydii Xulka Gobolka Xaysimo oo ku sugan magaalada hargaysa Ayaa cabasho ka…

Marwo Aamina Waris Iyo Jamaal Cali Xuseen Oo Xalay Kullan Ballaadhan Ku Yeeshay Qasriga Madaxtooyada

Hargeysa – (warsoor) – Wararka hoose oo aanu ka helaynay illo-wareedyo ku sugan Qasriga looga taliyo…

Safiirka Somaliland ee Faransiiska oo Ka Qayb-galay Shirka Ka faa’iidaysiga Khayraadka Badda

Faransiiska- (warsoor) – Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Faransiiska ayaa ka qayb-galay shirka 12-aad eeka faa’iidaysiga…

Madaxweynaha JSL, Oo Maanta Ka Qaybgalay Ciyaarta Kama Dambaysta Ah Ee Koobka Gobolada Somaliland

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu galabta ka qaybgalay daawashada…