Masjidka Baraykaysan ee Qudus oo Dib Loo Furay

Juurisalaam – (WARSOOR) – Waxaa maanta oo Axad dib loo furay masaajidka barakeysan ee Qudus ka…

Hub Mareykanka uu ka iibinayo Taiwan oo ka carreysiiyey Shiinaha

WASHINGTON – (WARSOOR) – Dowladda Mareykanka ayaa Congress-ka ku wargelisay suurta-galnimada inay Taiwan ka iibineyso gantaallada…

Hoggaamiyaha Taliban oo ballan-qaaday ilaalinta heshiiska Mareykanka

KABUL – (WARSOOR) – Hoggaamiyaha Taliban ayaa maanta sheegay in mintidiinta ay ka go’an tahay ilaalinta…

Shiinaha oo Sheegay inuu Kuuriyadda Waqooyi Ka Caawinaayo La dagaalanka Coronavirus

Binjiin – (warsoor) – Madaxweynaha shiinaya ayaa wareysi uu siinaayey Telefishan dalkiisa laga leeyahay sheegay inuu…

Warar is-khilaafsan oo laga werinayo xaaladda caafimaad ee Kim Jong Un

PYONGYANG – (WARSOOR) – Qaar ka mid ah warbaahinta Mareykanka oo soo xiganaya saraakiil dowladeed ayaa…

400 oo kiis oo cusub oo Coronavirus oo Lagu Helay Baadhitaano Balaadhan OO Laga Sameeyey Sucuudiga

JIDDAH – (WARSOOR) – Afhayeen u hadlay Wasaaradda Caafimaadka ee boqortooyadda Sacuudi Carabiya ayaa sheegay baadhitaano…

Wasiirkii Madaxtooyada Neyjeeriya oo u Geeriyooday Corovavirus

LAGOS – (WARSOOR) –  Abba Kyari oo ahaa wasiiirka madaxtooyadda Neyjeeriya ayaa Jimcihii u geeriyooday xanuunka…

Coronavirus: Boris Johnson oo laga saaray isbitaalka

UK – (WARS00R) – Ra’iisalwasaaraha UK Boris Johnson ayaa laga saaray isbitaalka kadib markii laga daweeyay…

Diyaaradda Itoobiya Airlines oo Khasaartay $550 milyan oo dollar

ADDIS ABABA – (WARSOOR) – Diyaaradda ugu weyn Afrika ee Itoobiyaan Airline ayaa sheegtay inay khasaartay…

Isbahaysiga Sucuudiga ee Yemen ka dagaallama oo xabbad joojin ku dhawaaqay

Yeman – (warsoor) – Isbaheysiga uu hoggaamiyo Sucuudiga ee la dagaallamaya xoogagga Xuutiyiinta ee Yemen ayaa…