Caajiska Iyo Guuldarada

Dhaqanka hawl nacaybka iyo daalka shaqadu ama wahsigu  maaha calaamad dadka qaar  gaar u ah, waayo xataa dadka horumark agaadhay ee dadaalka badani inay wakhtiyada qaarkood wahsadaan waa arrin caadiya oo nolosha ka mid ah.

Haddaba arinka lagu kala duwan yahay ayaa ah inay iyagu markiib fahmaan oo ay hawshoodii dib ugu noqdaan halka kuwa kale ay wahsiga wheel ka dhigtaan, kuna dakaato dib u noqoshadu.

Akhriste ceeb ma ahan inaad mar un wahsatid laakiin waxaa nacasnimo ah inaad mar walba caajis tahay isla mrkaana aanad ogayn inaad tahay qofย  shaqo neceb oo wahsigu ku badan yahay. Qofka noocasi ahna waxa dhaafa fursado badan oo muhiim ah.