Hargeysa – (warsoor) – Idaacada BBC laanteeda afka soomaaliga ayaa Raaligelin Buuxda waxay Galabta ka bixisay War ay ka baahisay Rabashadaha ka taagan Ismaamulka Oromada Itoobiya oo ay Sheegtay in Colaadaasi ay ka bilaabantay magaaladda Hargaysa ee Caasimada Somaliland.
Halkan waxaa ka daawan karo:
https://youtu.be/2nlrF7o0m9I
This post is also available in:
Somali