Agaasimaha Guud ee Komishanka Xuquuqul Insaanka Somaliland Oo Taageeray Baaq Ay Soo Saareen Boqorada Iyo waxgaradka Bariga Sanaag

Hargaysa – (warsoor) – Agaasimaha guud ee komishanka xuquuqul aadamaha somaliland mr maxamed siciid bidaar oo hanbalyo u diray boqorka guud ee beelaha garabsare boqor ibarahin maxamed xassan ka dib markii boqorka iyo cuqaasha iyo waxgaradka beshaasi ay shir ku qabteen degmada yube iyo degaanada hadaaaftimo kaas oo ay ku sheegen in aanay ka mid ahayn maamul goboleedka puntland kaas oo hayb ahaan u sheegta dadka dega degaanadaas.

Waxaa boqorka iyo cuqaashu shegen in aanay ka tirsanayn maamulkaas isla markaana waxay ugu baaqen dadka xilalka ka haya maamulkaas in ay iskaga soo baxaan oo ay aaminan dalkooda somaliland oo ay wax ka dhisteen kana mid yihiin waxay kalo fariin adag u direen horjoogaha maamulkaas cabdiweli gaas kaas oo ay uga digeen in aanu shegan karin bulshadaas faragelina aanu ku samayn karin masiirka bulshada beshaas ee degta degmooyinka ceergaabo , yubbe ,hadaaftimo , laasqoray iyo badhan ,

Hadaba agaasimaha komishanka xuquuqul adamaha oo kaso jeeda degaanadaas ayaa dhanbaal hanbalyo ah udiray madax dhaqameedkaas sidoo kalena ugu baaqay aqoonyahanka degaanadaas iyo qurba joogta iyo siyaasiyiinta in ay aaminaan dalkooda kana shaqeyaan horumarkisa sidoo kalena ka qayb qaatan talada iyo hogaaminta somaliland

Agaasime Maxamed Siciid Bidaar waxuuu kaloo uga digay siyaasiyinta maamulka puntland in ay faragelinta iyo khalkhalka ka daayan bulshadaas oo ka mid ah jamhuuriyada somaliland iyagoo ku leh taarikh mug leh sida nabadayntii somaliland oo beeshu ay doorweyn ku lahayd nabadaynti dalka min bari ilaa galbeed sidoo kalena ay goob joog u ahaayen dhamaan shirarki lagu dhisayay dalkan somaliland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Agaasimaha Guud ee Komishanka Xuquuqul Insaanka Somaliland Oo Taageeray Baaq Ay Soo Saareen Boqorada Iyo waxgaradka Bariga Sanaag

Hargaysa – (warsoor) – Agaasimaha guud ee komishanka xuquuqul aadamaha somaliland mr maxamed siciid bidaar oo hanbalyo u diray boqorka guud ee beelaha garabsare boqor ibarahin maxamed xassan ka dib markii boqorka iyo cuqaasha iyo waxgaradka beshaasi ay shir ku qabteen degmada yube iyo degaanada hadaaaftimo kaas oo ay ku sheegen in aanay ka mid ahayn maamul goboleedka puntland kaas oo hayb ahaan u sheegta dadka dega degaanadaas.

Waxaa boqorka iyo cuqaashu shegen in aanay ka tirsanayn maamulkaas isla markaana waxay ugu baaqen dadka xilalka ka haya maamulkaas in ay iskaga soo baxaan oo ay aaminan dalkooda somaliland oo ay wax ka dhisteen kana mid yihiin waxay kalo fariin adag u direen horjoogaha maamulkaas cabdiweli gaas kaas oo ay uga digeen in aanu shegan karin bulshadaas faragelina aanu ku samayn karin masiirka bulshada beshaas ee degta degmooyinka ceergaabo , yubbe ,hadaaftimo , laasqoray iyo badhan ,

Hadaba agaasimaha komishanka xuquuqul adamaha oo kaso jeeda degaanadaas ayaa dhanbaal hanbalyo ah udiray madax dhaqameedkaas sidoo kalena ugu baaqay aqoonyahanka degaanadaas iyo qurba joogta iyo siyaasiyiinta in ay aaminaan dalkooda kana shaqeyaan horumarkisa sidoo kalena ka qayb qaatan talada iyo hogaaminta somaliland

Agaasime Maxamed Siciid Bidaar waxuuu kaloo uga digay siyaasiyinta maamulka puntland in ay faragelinta iyo khalkhalka ka daayan bulshadaas oo ka mid ah jamhuuriyada somaliland iyagoo ku leh taarikh mug leh sida nabadayntii somaliland oo beeshu ay doorweyn ku lahayd nabadaynti dalka min bari ilaa galbeed sidoo kalena ay goob joog u ahaayen dhamaan shirarki lagu dhisayay dalkan somaliland