Afar garsoore oo iska casilay bahda Garsoorka ee Gobolka Awdal

Boorama – (warsoor) – Afar garsoore oo uu wehelinaayo Gudoomiyihii hore Maxkamada Racfaanka ee goboladda Awdal iyo Salal ayaa Jimcahan si rasmi ah isaga casilay Bahda Garsoorka Somaliland.

Garyaqaanadan ayaa hogaanka sare ee Cadaalada iyo xukuumada ku eedeeyey inay fara galin ku hayso hanaanka garsoorka dalka, sidaasi daraadeedna aanay wakhtigan kala guurka kula shaqayn karin Bahda Garsoorka Dalka.

Halkan ka daawo shir jaraa’id ee ay maanta sida wadda jirka ah ugu qabteen afarta garsoore iyo gudoomiyihii hore ee maxkamda racfaanka Idirs Faarax Muuse:

https://www.youtube.com/watch?v=x1cDG2i8Et0&feature=youtu.be

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.