Abiy Axmed oo Magacaabay Saddex wasiiru-dowle oo Soomaali ah

ITOOBIYA – (WARSOOR) – Ra’iisul-wasaare Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta magacaabay wasiiru-dowlayaal gaaraya 61 oo ka tirsan wasaaradaha kala duwan ee dowladda federaalka.

Wasiiru dowlayaasha uu Abiy Axmed Magacaabay oo noqonaya kuwi ugu badnaa uu dalka Itoobiya yeesho.

1.Saxarla Cabdulaahi, wasiiru-dowlaha wasaaradda caafimaadka.

2.Dr/Enjineer Suldaan wali, wasiiru-dowlaha wasaaradda ee waaxda horumarinta Tamarta.

3.Xasan Maxamed Macallin, Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Ganacsiga.

Horayna Soomaalida qaab dhismeedka dowladda dhexe ee dalka Itoobiya waxay ugu yeelatay oo horraanti toddobaadkan loo magacaabay.

1.Axmed Shide, Wasiirka Maaliyadda .

2.Adan Faarax, madaxa xaruunta dhexe ee xisbiga xisbiga dalka Itoobiya haya ee EPP ama Barwaaqo.