Wax ka Ogow Taariikhda Quraaniyiinta iyo Sababaha Caqiidadoodu u Khaldantay

Islaamka – (warsoor) –  waxaa mudooyinka dambe aad u soo batay wadaado deedifaynaya sunna iyo axaadiista rasuulka, waxa kaliyaata ee ay adeegsanayaana waa Qur’aanka kariimka oo kaliya.

Qoladani waxay ummadda Soomaaliyeed ku fureen tashwiish badan, waxaanay qaarkood xalaaleeyeen dhagaysiga heesaha Muusiyga watta.

Mawduuceenan waxaynu ku soo qaadan doonaa Taariikhda dadka Quraaniyiinta ah waxay yihiin, goortay soo bilaabantay, dalalka ay hadda ku nool yihiin, inay yihiin Gaalo iyo inay Muslim yihiin. Waxaana halkan ku lafa guri doona Sheekh Maxamed Shibil:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.